diiri Wax in yar kululayn. ld diirri.
diirid eeg diir³. ld diiris.
diirin eeg diiri. ld diiris¹, diirrimaad, diirrin, diirris.
diirinle Shaqaalaha cuntada kariya ee haddana qeybiya; kaantunle.
diiris ld diirid.
diiris1 ld diirin. diiris2 ld diirid. diirmid eeg diiran¹.
diirnaan eeg diiran². ld diirnaansho.
diirnaansho ld diirnaan.
diirnax1 Dareen raxmad leh oo qof ku dhasha marka uu arko qof dhibaateysan. diirnax2 U d.: dareen raxmad leh cid u hayn. diirnixid eeg diirnax².
diiro Wax qobka ka fuqsasho, Tus.” mooskii baan diirtay”.
diirran1 Isir; dhalan. diirran2 Wax aan aad u kululayn ahaansho. Tus. “Caano diirran baan cabbey”. diirranaan eeg diirran². ld diirra- aansho.
diirranaansho ld diirranaan.
diirri ld diiri.
diirrimaad 1. ld diirsimaad. Kulayl aan aad u badnayn. 2. ld diirin.
diirrin ld diirin.
diirris ld diirin.
diirsad ld diirsasho.
diirsasho eeg diirso. ld diirsad, diirsi.
diirsi ld diirsasho.
diirsimaad ld diirimaad (1).
diirso 1. (f.g) Biyo, caano iwm in yar kululeysasho. 2. (f.mg) Ku d.: Wax diirrimaad ka helid.
diis Wax buusid (weel iwm).
diisan Wax hoos u godan ahaansho.
diiseembar ld disembar.
page : 178 of 218
<< < 173 174 175 176 177 178 179 180 181 182 183 > >>