Diiri

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Wax in yar kululayn. ld diirri.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga diiri

qaaqami | uumi | uumi | bariiso | bariiso | dhardhaar | diirid | diirin | diirinle |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg