Site icon Qaamuus

qaamuus

Ereyga Maanta: tefiir
dumayn  eeg dumee. ld dumays.
dumays  ld dumayn.
dumbul  Baali; areebo.
dumbulukh  ld dubuq.
dumbuluq  ld dubuq.
dumbuq  ld buntuq.
dumee  Maro dun ku dul tolid si loogu qurxiyo.
dumi  1. Dhisme burburin. 2. Dhisme furfurid.
dumid  eeg dun². ld dumis² (*).
dumid1  eeg dun². ld dumis. dumin  eeg dumi. ld dumis¹.
dumis  ld dumid.
dumis1  ld dumin. dumis2  ld dumid. dummad  1. Yaanyuur; bisad. 2. Dakhalka doonyaha meesha ugu sarreysa.
dumnaan  eeg duman². ld dumnaansho.
dumnaansho  ld dumnaan.
dumnad  ld dubnad.
dun1  Liilimo laga soohay cudbi, dhogor, xariir iwm oo laga sameeyo dharka, meeshii ka dillaacdana lagaga tolo. dun2  D. ah: caws qallalan oo weli daaq ku habboon. dun3  (umay, -untay; -umi) Dad ama xoolo meel isugu ururin. dun4  1. Dhisme iwm burburid. 2. Gabbal dhicid. dundumid  ld diddimid.
dundumo  ld duddun.
dundumo-yulug  ld duddumo-yulug.
dundun1  ld diddin¹. dundun2  Mawduuc, arrin, baab. dundun3  ld duddun. dundun4  ld diddin². duni  Koon; adduun.
page : 207 of 218
<< < 202 203 204 205 206 207 208 209 210 211 212 > >>

 

Exit mobile version