Dun
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-umo, m.l)Liilimo laga soohay cudbi, dhogor, xariir iwm oo laga sameeyo dharka, meeshii ka dillaacdana lagaga tolo.
Dun
Qaabnaxa: Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate Isrogrogga:D. ah: caws qallalan oo weli daaq ku habboon.
Dun
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga:(umay, -untay; -umi) Dad ama xoolo meel isugu ururin.
Dun
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-umay, -untay; -umi)1. Dhisme iwm burburid. 2. Gabbal dhicid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dun ↴
aadami | daabac | daabac | saabcaaro | maaddo | haadun | Dunugle | naatariyam-haydaroogsaydh | raan | raar |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg