Site icon Qaamuus

qaamuus

Ereyga Maanta: caynaano
farakannax1  ld farkannax¹. farakannax2  ld farkannax. farakannaxsan  ld farkannaxsan.
farakannaxsanaan  ld farkannaxsanaan.
farakannaxsanaansho  ld farkannaxsanaan.
farakannixid  ld farkannixid.
farakh  Ilma aan meher xalaal ah ku dhalan; wacal; garac.
farakuhayn  1. Shaqo socota oo markaas gacanta lagu hayo. 2. Qabashada si joogto ah hawl loo qabto. ld farakuhays.
farakuhays  ld farakuhayn.
faral  f. ah: wax qasab ay qofka ku tahay in uu sameeyo (diinta).
faraley  ld Farammaggooggo; ld farooley.
farallaab  In yar oo lacag ah oo hoos laysugu dhiibo.
farammaggaadho  Caro dhawaan; sabirdarro. ld farammaggaarto.
farammaggaarto  ld farammaggaadho.
farammaggooggo  (c.nafl.) Bahal jaadad badan leh oo badda ku nool oo leh jir buufimo yar la moodo iyo siddeed lugood ama gacmood oo dhuudhuuban oo hoos u jeeddada ku leh goobooyin yaryar oo wax ku dhega ama nuuga. ld farammuggo, faraley (1), farabbadan¹.
farammar  1. Wax gacanta la geliyo ama lagu duubo marka hawl adag la qabanayo. 2. ld faraggal.
farammaran  1. Qof aan hanti lahayn ahaansho. 2. Wax farammar leh ahaansho (qof). 3. Qof aan gacanta wax ugu jirin ahaansho (hub, lacag iwm).
farammarnaan  eeg farammaran. ld farammarnaansho.
farammarnaansho  ld farammarnaan.
farammarooji  Ka f.: qof wax gacanta ugu jirey xoog uga qaadid. ld farammaroori.
farammaroojin  eeg farammarooji. ld farammaroorin.
farammarooqsad  ld farammarooqsasho.
farammarooqsasho  eeg farammarooqso. ld farammarooqsad, farammarooqsi, faraammaroorsad.
farammarooqsi  ld farammarooqsasho.
farammarooqso  Ka f.: qof wax gacanta ugu jirey xoog uga qaadasho. ld farammaroorso.
farammaroori  ld farammarooji.
farammaroorin  ld farammaroojin.
farammaroorsad  ld farammarooqsasasho.
farammaroorsasho  ld farammarooq- sasho.
farammaroorsi  ld farammarooqsasho.
page : 26 of 73
<< < 21 22 23 24 25 26 27 28 29 30 31 > >>

 

Exit mobile version