farammarooqso
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-saday, -satay)

Ka f.: qof wax gacanta ugu jirey xoog uga qaadasho. ld farammaroorso.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh farammarooqso

farammarooqsasho [m.f.dh]
eeg farammarooqso. ld farammarooqsad, farammarooqsi, faraammaroorsad.

farammaroorso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-saday, -satay)
ld farammarooqso.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg