Site icon Qaamuus

qaamuus

Ereyga Maanta: waddoohiye
caleensaar1  ld caleemasaarid. caleensaar2  ld caleemasaar². caleensaarid  ld caleemasaarid.
caleensad  ld caleensasho.
caleensasho  eeg caleenso. ld caleensad, caleensi.
caleensi  ld caleensasho.
caleenso  Caleen cunid (riyo).
caley  Dhalo farshiidda ka weyn.
calfad  ld calafsasho.
calfasho  ld calafsasho.
calfid  eeg calaf³.
calfo  ld calafso.
calgo  Xaskul.
caliqabsade  Nooc cayayaanka ka mid ah, soo baxa waqtiyada qabowga, lehna dhacaan laysku qaras falo.
callaaf  ld lacaaf.
callaal1  1. Kiish yar oo caw ka samaysan oo hilibka, timirta iwm lagu rito. 2. In yar oo raashiin ah oo xayawaanka lagu dabo. 3. Deeq yar oo qof hawl qabtay la siiyo. 4. Alaab yar oo meel loo wado. 5. ld callaalid. ld calaal¹. callaal2  1. Qof laga rabo in uu hawl qabto deeq yar siin; laaluushid. 2. Alaab yar gaadid raran saarid. ld calaal². callaalad  ld callaalasho.
callaalasho  eeg callaalo. ld calaalad, calaalasho, callaalad.
callaalid  eeg callaal². ld calaal¹, calaalid, callaal¹ (4).
callaalo  Alaabo yar gaadiid saarasho. ld calaalo.
callaq1  ld callaqid. callaq2  1. Wax meel ka laalaadin. 2. Wax jaho ku aaddin. callaqan1  Wax la callaqay noqosho. callaqan2  Wax la callaqay ahaansho. callaqid  eeg callaq². ld callaq¹.
callaqmid  eeg callaqan¹.
callaqnaan  eeg callaqan². ld callaqnaansho.
callaqnaansho  ld callaqnaan.
callayr  Garannuug dheddig oo aan weli gaarin da'dii rimay qaadka.
page : 27 of 95
<< < 22 23 24 25 26 27 28 29 30 31 32 > >>

 

Exit mobile version