callaaf
(m.dh)

ld lacaaf.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh callaaf

lacaaf [m.dh] (-fyo, m.l)
1. Hilib yar oo la suro jilibka oo kalluunku soo raaco. 2. Wax kasta oo lagu soo jiito wax la ugaarsanayo; callaal. ld callaaf.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg