Callaq

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

ld callaqid.

Callaq

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-qay, -qday)

1. Wax meel ka laalaadin. 2. Wax jaho ku aaddin.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga callaq

callaqan | callaqan | callaqid | callaqmid | callaqnaan | callaqnaansho |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg