Site icon Qaamuus

qaamuus

Ereyga Maanta: fidmawade
dadaal2  1. Si isxilqaamid iyo isku taxallujin leh hawl u qabasho. 2. Si dhaqso leh hawl u qabasho. ld dedaal². dadaalid  eeg dadaal². ld dedaalid.
dadab1  1. ld dedeb. Si wax loo dhigo oo in yar ka leexsan jahadiisii hore, gudub. babac. 2. Si goynaysa jahada toosan ee ay wax u yaallaan. 3. D. ah: ilmo aan weli la gardaadin. 4. ld dadbid. dadab2  1. Ardaa quruxsan oo ay cid u dhisto nin gabar ka doonaya. 2. Rarada la saaro aqalka miyiga. dadab3  Wax si goyneysa jahada toosan ee uu u yaal u dhigid. dadabdhig1  ld dadabgal¹. dadabdhig2  ld dadabgal². dadabdhigid  ld dadabgelid.
dadabgal1  1. ld dadabdhig 1. Doonidda gabar reerkooda laga doono iyadoo si xushmad leh loo weyddiisanayo. 2. ld dadabgelid. dadabgal2  U d.: Reer gabadh si xushmad leh u weydiisasho. ld dadabdhig². dadabgelid  eeg dadabgal². ld dadabdhigid, dadabgal¹ (2).
dadabhambaar  ld dadabxambaar¹.
dadabsad  ld dadabsasho.
dadabsasho  eeg dadabso. ld dadabsad, dadabsi.
dadabsi  ld dadabsasho.
dadabso  1. (f.g) Wax dhib leh si gardarro ah faraha ula gelid. 2. (f.g) Cid gardarro ku sameyn. 3. (f.mg) Ilmo, si dadab ah u xambaarasho.
dadabxambaar1  Si gudub ah oo ilmo aan la gardaadin loo xambaaro. ld dadabhambaar. dadabxambaar2  Ilmo aan la gardaadin si gudub ah u xambaarid. dadabxambaarasho  ld dadabxam- baarsasho.
dadabxambaarid  eeg dadabxambaar².
dadabxambaaro  ld dadabxambaarso.
dadabxambaarsasho  eeg dadab- xambaarso. ld dadabxambaarasho.
dadabxambaarso  Ilmo aan la gardaadin si gudub ah u xambaarasho. ld dadabxambaaro.
dadan1  ld dedan¹. dadan2  ld dedan². dadan3  ld dedan³. dadban  Wax la dadbay ahaansho.
dadbanaan  eeg dadban. ld dadbanaansho.
dadbanaansho  ld dadbanaan.
dadbid  eeg dadab³. ld dadab¹ (4).
page : 27 of 218
<< < 22 23 24 25 26 27 28 29 30 31 32 > >>

 

Exit mobile version