Dadab

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-byo, m.dh)

1. ld dedeb. Si wax loo dhigo oo in yar ka leexsan jahadiisii hore, gudub. babac. 2. Si goynaysa jahada toosan ee ay wax u yaallaan. 3. D. ah: ilmo aan weli la gardaadin. 4. ld dadbid.

Dadab

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-bo, m.l)

1. Ardaa quruxsan oo ay cid u dhisto nin gabar ka doonaya. 2. Rarada la saaro aqalka miyiga.

Dadab

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-dbay, -dabtay; -dbi)

Wax si goyneysa jahada toosan ee uu u yaal u dhigid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dadab

qaamowqanshiir | alool | babac | dadabdhig | dadabdhig | dadabdhigid | dadabgal |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg