Dadaal

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

1. Wax qabad isxilqaamid iyo isku taxallujin leh. 2. Si dhaqso ah oo hawl loo qabto. ld dedaal¹.


Dadaal

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-aalay, -aashay)

1. Si isxilqaamid iyo isku taxallujin leh hawl u qabasho. 2. Si dhaqso leh hawl u qabasho. ld dedaal².


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dadaal

tacaal | dadaalid | dedaal | dedaal | dedaalid | fantatiir | geyllan | geyllan |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg