Site icon Qaamuus

qaamuus

Ereyga Maanta: qar-iskaxoor
karfan2  ld kafan². karfanid  ld kafnid.
karhasho  eeg karho.
karhid  eeg karah.
karho  Wax niyadda ka necbeysasho.
kari  1. Dab iyo biyo wax ku bislayn. 2. Biyaha iwm aad u kululeyn.
karid  eeg kar³.
kariim  1. (dii.) Macagyada Eebbe mid ka mid ah; Kariin. 2. Qof deeqsi ah.
kariin  ld kariim.
kariinad  Silsilad.
karin1  1. Raadka, raridda badani u yeesho awrta baarkeeda. 2. Xiriirka buuraha duudkooda sare, meel inta kale ka gaaban. 3. (-rmo/-imo, m.l) Cad wax lagu karo; karmo. 4. Xerada xoolaha oodda lagu oodo barkeeda sare meel ka bannaan. karin2  eeg kari. ld karis. karinbillayn  eeg karinbillee.
karinbillaysad  ld karinbillaysasho.
karinbillaysan  Wax si karinbillo ah loo tolay ahaansho (maro).
karinbillaysasho  eeg karinbillayso. ld karinbillaysad, karinbillaysi.
karinbillaysi  ld karinbillaysasho.
karinbillaysnaan  eeg karinbillaysan. ld karinbillaysnaansho.
karinbillaysnaansho  ld karinbillays-naan.
karinbillayso  Maro si karinbillo ah u tolasho.
karinbille  ld karinbillo.
karinbillee  Si karinbillo ah u tolid (maro).
karinbillo  Habka dhar tooxiisu gaabtay loo tolo oo dhar kale loogu kabo. ld karinbille.
karingaabad  Buuraha is-haysta duud-kooda kore oo siman, meel inta kale ka gaaban.
karis  ld karin.
kariwaa  Qof madax adag oo aan wax laga dhaadhicin karin.
karjinooma  (daaw.) Kansar walba oo ka dhasha sooha ebiteliyamka oo saameeya maqaarka iyo uurkujirtada.
karkaar  Qoryaha ceelka afkiisa la saaro ee marka ceelka wadaanta laga soo saarayo dawliska lagu dul jiido; makaab.
karkabad  ld karkabo.
karkabadayn  ld karkabayn.
page : 27 of 73
<< < 22 23 24 25 26 27 28 29 30 31 32 > >>

 

Exit mobile version