Karinbillo

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Habka dhar tooxiisu gaabtay loo tolo oo dhar kale loogu kabo. ld karinbille.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga karinbillo

karinbillaysan | karinbillayso | karinbille | karinbillee |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg