Site icon Qaamuus

qaamuus

Ereyga Maanta: Sawaab
dacdarroobid eeg dacdarrow.
dacdarrow Wax dacdarro la kulmay noqosho.
dacee Wax dac ku wasakheyn.
dacgab (1) Waayidda tabar loo waayo wax la qaban lahaa. ld dacgabid.
dacgab (2) Wax la qaban lahaa tabar u waayid.
dacgabid eeg dacgab². ld dacgab¹.
daciif (1) ld laciif¹.
daciif (2) ld laciif².
daciifad ld laciifad.
daciifi ld laciifi.
daciifid ld laciifid.
daciifin ld laciifin.
daciifis ld laciifin.
daciifsan ld laciifsan.
daciifsanaan ld laciifsanaan.
daciifsanaansho ld laciifsanaan.
dacjoog D. ah: neef xoolo ah oo aan sabada ceelka dhaafin.
dacluus (1) 1. Faqri. 2. ld dacluusid.
dacluus (2) Faqri noqosho (qof).
dacluusid eeg dacluus². ld dacluus¹ (2).
dacmad Dhadhan.
dacwad Dood garnaqsi iyo eedeyn leh oo laba qof ama ka badan dhexmarta. ld dacwi¹, dacwo.
dacwashiir (1) ld daacaqurun¹.
dacwashiir (2) ld daacaqurun².
dacwashiirid ld daacaqurmid.
dacwee Cid dacwo ku oogid.
dacweyn eeg dacwee.
dacwi (1) ld dacwad.
dacwi (2) La d.: dacwo jeedin.
dacwin ld dacwiyid.
<< < 297 298 299 300 301 302 303 304 305 306 307 > >>

 

Exit mobile version