Dacwad
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-do, m.l)Dood garnaqsi iyo eedeyn leh oo laba qof ama ka badan dhexmarta. ld dacwi¹, dacwo.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dacwad ↴
dacwi | dacwo | hordhig | kiis | kiismiskiin | maxkamad | naq | sheego |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg