Site icon Qaamuus

qaamuus

Ereyga Maanta: khaatumo
dadabso 1. (f.g) Wax dhib leh si gardarro ah faraha ula gelid. 2. (f.g) Cid gardarro ku sameyn. 3. (f.mg) Ilmo, si dadab ah u xambaarasho.
dadabxambaar (1) Si gudub ah oo ilmo aan la gardaadin loo xambaaro. ld dadabhambaar.
dadabxambaar (2) Ilmo aan la gardaadin si gudub ah u xambaarid.
dadabxambaarasho ld dadabxam- baarsasho.
dadabxambaarid eeg dadabxambaar².
dadabxambaaro ld dadabxambaarso.
dadabxambaarsasho eeg dadab- xambaarso. ld dadabxambaarasho.
dadabxambaarso Ilmo aan la gardaadin si gudub ah u xambaarasho. ld dadabxambaaro.
dadan (1) ld dedan¹.
dadan (2) ld dedan².
dadan (3) ld dedan³.
dadban Wax la dadbay ahaansho.
dadbanaan eeg dadban. ld dadbanaansho.
dadbanaansho ld dadbanaan.
dadbid eeg dadab³. ld dadab¹ (4).
dadcun 1. D. ah: awr dadka qaniina. 2. D. ah: nafleyda inteeda hilibka dadka quudan karta.
daddaab 1. Qalab farraaro leh oo malabka lagu soo bixiyo. 2. Sidde loo sameeyo weelasha gadawga leh.
daddaabbe 1. Xarig si isweydar ah lug iyo jeeni loogu xiro geela; weydaar. 2. Xarig la iskula xiro qoorta iyo xabadka faraska si uusan aad ugu ordin. 3. Hangool.
daddaabbee Xoolo, daddaabe ku xirid.
daddaabeyn eeg daddaabee.
daddaabeysan Wax la daddaabeeyay ahaansho (xoolo).
daddaabeysnaan eeg daddaabeysan. ld daddabeysnaansho.
daddaabeysnaansho ld daddaabeys- naan.
daddaami ld dandaami.
daddaamin ld dandaamin.
daddaansad ld dandaansasho.
daddaansasho ld dandaansasho.
daddaansasho (1) egg daddaanso. ld daddaansad, dandaansad, dandaansasho.
daddaanso ld dandaanso.
daddan 1. Qof fudud oo aan degganayn ahaansho. 2. Ku d.: Qof, wax ku mamay ahaansho. ld deddan.
<< < 299 300 301 302 303 304 305 306 307 308 309 > >>

 

Exit mobile version