Daddaab

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (-bbo, m.dh)

1. Qalab farraaro leh oo malabka lagu soo bixiyo. 2. Sidde loo sameeyo weelasha gadawga leh.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga daddaab

daddaabbe | daddaabbee | daddaabeyn | daddaabeysan | daddaabeysnaan | daddaabeysnaansho |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg