Site icon Qaamuus

qaamuus

Ereyga Maanta: xuubka saynuufiyal
dammeer (2) ld dameer².
dammiin ld damiin.
dammiin (1) Qof la yaqaan oo qof kale mas'uul ka noqda. ld damiin¹.
dammiin (2) Qof kale mas'uul ka noqosho (qof). ld damiin².
dammiinad (1) ld dammiinasho.
dammiinad (2) Naag dammiin ah. ld damiinad², dammaanad², lammaa- nad².
dammiinasho eeg dammiino. ld damiinad¹, damiinasho, dammaanad¹, dammaanasho.
dammiinid eeg dammiin². ld damiinid, lammaanid.
dammiinnimo Dammiin ahaansho. ld damiinnimo.
dammiinnimo (1) ld damiinnimo.
dammiino Cid damiin ka noqosho. ld damiino, dammaano, lam-maano.
dammooti ld tammooti.
damqad ld danqasho.
damqasho ld danqasho.
damqi ld danaq.
damqid ld danqid.
damqin ld danqin.
damqo ld danqo.
damrad Waran dhego leh oo libaax badeedka lagu ugaarsado.
damradayn eeg damradee.
damradee Libaax badeed iwm damrad ku dhufasho.
damuuji Indho, in yar isku qabasho.
damuujin eeg damuuji.
damuuqsad ld damuuqsasho.
damuuqsasho eeg damuuqso. ld damuuqsad, damuuqsi.
damuuqsi ld damuuqsasho.
damuuqso Indho, in yar isku qabasho.
dan 1. Ujeddo qof doorbido in ay faa'ido ugu jirto fal sameyntiisa. 2. D. u geli: wax ama qof tixgelin gaar ah siin. 3. Bannaan.
dan (1) Dab, nal iwm bakhtiyid. ld den.
dan-lahelay D. ah: guntiino ama saddex-dhudood haweenku qaadan jireen. ld dal-lahelay.
<< < 316 317 318 319 320 321 322 323 324 325 326 > >>

 

Exit mobile version