dammiin
(m.l)ld damiin.
dammiin
(m.l) (-nno, m.dh)Qof la yaqaan oo qof kale mas'uul ka noqda. ld damiin¹.
dammiin
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-nay, -ntay)Qof kale mas'uul ka noqosho (qof). ld damiin².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dammiin ↴
andaqaad [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-day, -dday)
Wax dammiinasho.
damiin [m.l] (-nno, m.dh)
Qof siiba arday oo fahmadiisu yartahay. ld dammiin.
damiin [m.l]
ld dammiin¹.
damiin [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-nay, -ntay)
ld dammiin².
damiinad [m.l]
ld dammiinasho.
damiinad [m.dh]
ld dammiinad².
damiinid [m.dh]
ld dammiinid.
damiinnimo [m.dh]
ld dammiinnimo.
damiinnimo [m.dh]
Damiin ahaansho (qof). ld dammiinnimo.
damiino [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-ntay, -natay)
ld dammiino.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg