oodjiid2 1. U o.: si uu u ogaado tabarta arbaha, jidka raxantu ku aroorto ood weyn dhigid (maroodi). 2. U o.: cid geeddi ah si aysan u habaabin calaamad u sameyn. 3. U o.: cid xuja adag hor dhigid. 4. U o.: cid wax dooneysa qadin. oodjiidid eeg oodjiid².
oodkac1 Hilib yaryar oo shiilan oo keyd gala; muqmad. oodkac2 Hilib muqmad ka dhigid. oodkacan Wax oodkac laga dhigay ahaansho (hilib).
oodkacasho eeg oodkaco.
oodkacnaan eeg oodkacan. ld oodkacnaansho.
oodkacnaansho ld oodkacnaan.
oodkaco Hilib oodkac ka dhigasho.
oodkicid eeg oodkac².
oodmid eeg oodan³.
oodnaan eeg oodan4. ld oodnaansho.
oodnaansho ld oodnaan.
oodo Xero iwm ood ku wareegsasho.
oodqaad1 ld geedqaad¹. oodqaad2 ld geedqaad². oodqaadid ld geedqaadid.
oodrogasho eeg oodrogo. ld oodgeddisasho.
oodrogo Meel degalowday meel u dhow uga guurid. ld oodgeddiso.
oof 1. Saableyda dadka labadeeda dhinac midkood. 2. Xanuun daran oo saableyda ku dhaca.
oofasho eeg oofo.
oofato Dad yar oo hubeysan oo wax dhaca, waxna laaya.
oofayn eeg oofee.
oofaysan Qof oofi hayso ahaansho.
oofaysnaan eeg oofaysan. ld
oofaysnaansho oofaysnaansho ld oofaysnaan.
oofee Cid oof ku ridid.
oofi Ballan, arrin iwm fulin.
oofin eeg oofi.
oofo Wax rimid u baahan noqosho (sac).
page : 5 of 10
< 1 2 3 4 5 6 7 8 9 10 >