Hassan Bashiir Abdi gudbiyay 1 year ka hor

waxaa loo isticmaalaa reera marka uu guuro ayaa ooda lagu oodayo xaalaha ama xitaa guriga reerka marka gudinta lagu soo jaro ayaa lagu soo jiidaa ka dibna isla ayadii ayaa lagu dhisaa moorada xooolaha

Kudar Macne Dheeraad ah | Add additional Meaning

1 + 4 =