gudbiyay 4 years ka hor

Micnaha ereyga war-diiq waa telephone-ka ama mobile-ka gacanta, hadii aynu labada kalmadood kala qaadno (war=wax sheegid ama wax la soo tabiyey. Diiq= cidhiidhi ama wax dhib ah.) mararka qaarna marka mobile-ka laga hadlayo weynu diiqadoonaa iyadoo war leynoo sheegayo.. markaa sidaa darteed baan u idhi (war diiq) maadama oon erey bixin sax ah loo hayn..
 
 
Waad mahadsantihiin…

Kudar Macne Dheeraad ah | Add additional Meaning

13 + 7 =