Asalaamo caleykum “qaamuus.net” , waad ku mahsantihiin qamuuskan hufan oo erayada macnahooda ey cadyihiin. Waa qaamuuska kaliya ee intarnetka ku jira oo si sahlan loo adeegsan karo.
Magacayga waa Shiibane. Magaalada Ottawa, Canada ayaan dagan ahay. Mudo ah 5 sano ayaan baadhayey af Soomaaliga. Heer sare ayaan ka gaadhay aqoonta ku saabsan qaybaha hadalka iyo micnaha ereyada qaar. Guddida afka ayaan rabaa in la xidhiidho. Ma iga caawin kartaan in aan xiriir la yeesho, guddida afka Soomaaliga ama ciddii daneesa af keena oo idinka aad ka tihiin kow?
Wcs Shiibane, mid ka mida gudida afsoomaaliga ee wasaaradda waxbarashada Soomaaliya baan aqaan ee si aan kuugu xidho igala soo xiriir faysbuuggayga: https://www.facebook.com/abdurazaak.awil.
Mahadsanid
Af_somaliga nabi Aadan aya ku hadli jiray calayhi salaam. waxa jeclahy ina cilmiga aad mudada badan aad ku dadaalaysay ina somali lawadagto ado noso marinaya socail media….
Asalaamo caleykum “qaamuus.net” , waad ku mahsantihiin qamuuskan hufan oo erayada macnahooda ey cadyihiin. Waa qaamuuska kaliya ee intarnetka ku jira oo si sahlan loo adeegsan karo.
Mahadsanid Isse.
Asalaamo caleykum “qaamuus.net” , waad ku mahsantihiin qamuuskan hufan oo erayada macnahooda ey cadyihiin. erayada soo biiriya, erayada qaarbaanu kuu soosaarrayninne mahadsanidiin
WCS Shaakir,
Fadlan nala wadaag ereyada aanu kuu soo saarayn si’aan ugu soo darno. Mahadsanid.
Habeen wanaagsan,
Runtii aad buu ii soo jiitay web-kaan arrinaha aad ku soo bandhigteen, mahadsanidin.
Waxaan ahay ardayad Master dhigata oo qoraal ka wada afka soomaaliga, siiba naafeynta afka soomaliga dagaalada sokeeya awgeed. Fadlan wixii aad igu caawinkartaan ii soo gudbiya madaama war hubaal ah la hayo oo raad leh(siiba warbaahinta, dadka diaspora-da ah iyo dugsiyada wadankaba….), Allaha idin caawiyo
hor u socda meel kasta oo dheemanka afkeena hooyo lagu hirgaliyo waa mid loo reebayo dhalanka mustaqbalka iyo qofkasta afkeena xiiseynaaya.
Waa mahadsantihiin
Hawa
xaay21@gmail.com
Asalamu calaykum
Magacayga waa Shiibane. Magaalada Ottawa, Canada ayaan dagan ahay. Mudo ah 5 sano ayaan baadhayey af Soomaaliga. Heer sare ayaan ka gaadhay aqoonta ku saabsan qaybaha hadalka iyo micnaha ereyada qaar. Guddida afka ayaan rabaa in la xidhiidho. Ma iga caawin kartaan in aan xiriir la yeesho, guddida afka Soomaaliga ama ciddii daneesa af keena oo idinka aad ka tihiin kow?
Mahadsanid
Shiibane
Wcs Shiibane, mid ka mida gudida afsoomaaliga ee wasaaradda waxbarashada Soomaaliya baan aqaan ee si aan kuugu xidho igala soo xiriir faysbuuggayga: https://www.facebook.com/abdurazaak.awil.
Mahadsanid
Af_somaliga nabi Aadan aya ku hadli jiray calayhi salaam. waxa jeclahy ina cilmiga aad mudada badan aad ku dadaalaysay ina somali lawadagto ado noso marinaya socail media….
mahadsanid shiibane
Asalaamo caleykum “qaamuus.net” , waad ku mahsantihiin qamuuskan hufan oo erayada macnahooda ey cadyihiin. waxaan fikir aahan idinku darsan laha ina kuso darta sawiro iyo ereyo inta laga gaari karo lana awoodi karo tusaale”Qare” sawir geedka iyo miraha qareha.
dhicaas aad ayaan oga lidana xoga.
mahadsantihin xaqiiqdi inaba caadi ma tihidin.!