Ereyga Maanta: hirqad
yuucid  ld yuubid.
yuucnaan  ld yuubnaan.
yuucnaansho  ld yuubnaan.
yuuq  Cid wax ku taagid.
yuuqan  Wax la yuuqay ahaansho.
yuuqid  eeg yuuq.
yuuqnaan  eeg yuuqan. ld yuuqnaan-sho.
yuuqnaansho  ld yuuqnaan.
yuur  Duubidda qof sarta wejiga duubo marka uu wax diiddanyahay
yuuriya  (kiim.) Adke cad oo wiriqaysan oo ku milma biyaha CO(NH2), yuuriya waa maxsuulka naytaroojiineed ee ugu dambeeya qashinsaarka naasleyda.
yuurur1  1. Fadhi; yoxoob; kuudud. 2. ld yuururid. yuurur2  Muddo badan hawl la'aan meel fadhiyid; yoxoobid; kuududid. yuururid  eeg yuurur². ld yuurur¹ (2).
yuxuud  Y. ah: qof aad gabow u ah.
page : 12 of 12
<< < 7 8 9 10 11 12