afeef
Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine
Macnaha:
- Hadal, kolka la doodayo la hormarsado, og waxyaalo la oran doono marmarsiinyo looga dhigo, ama waxyaalo laga baqayo soo qaadkood lagu gudbo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

