baraf

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-fyo, m.dh)

Macnaha:

  1. 1. Biyo, qabow awgiis adke isku beddeley. 2. B. ah: wax aad u qabow.