cutub

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld cuntub.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

cuntub

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-byo, m.dh)

Macnaha:

  1. 1. Koox askar ah wada jira. 2. Wax isku xiran sida miraha cinabka iwm.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur