raan
Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun
Isrogrogga: (-aamo, m.l)
Macnaha:
- 1. Miiqyo dun ah oo isku maran oo maro dacalkeeda laga laallaadsho. 2. Timo ama dhogor isku guntan. 3. Geed laamihiisa buulal shimbi-reed ama cutubcutub miro ahi ka laal-laadaan.

