dhallaanQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Carruur yaryar; ilmo.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
ilmoQaabnax: Magac Lab Urur | Noun Masculine CollectiveMacnaha:Dhallaan; caruur; ubad.Dhibco biyo dhanaan ah oo qanjirrada indhaha ka yimaadda; ilin.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00