nasin
Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine
Macnaha:
- eeg nasi.
- (c.nafl.) Meel dhalada ka mid ah oo aan lafoobin, lagana dareemi karo garaaca halbowlayaasha maskaxda. Waxaana lagu yaqaan dhallaanka ilaa gu'jirka ah, kaddibna way lafowdaa way xirantaa. ld nash.

