ilmo

Qaabnax: Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective

Macnaha:

  1. Dhallaan; caruur; ubad.
  2. Dhibco biyo dhanaan ah oo qanjirrada indhaha ka yimaadda; ilin.

dhallaan

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Carruur yaryar; ilmo.

ubad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Dhasha yaryar ee xoolaha iyo dadka.