dhiman

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. (baay.) Marka la sharxayo bu', unug, ama noole leh hal urur oo koromosoomyo aan lamaanayn.
  2. 1. Wax aan dhammayn oo wax ka maqanyihiin noqosho. 2. Qof waalan noqosho.
  3. 1. Wax aan dhammayn oo wax ka maqanyihiin ahaansho. 2. Qof waalan ahaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur