cusbo
Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun
Macnaha:
- Wax cad oo leh dhadhan dhanaan oo cuntada lagu dhanaaniya. Dhulka ayaa laga qodaa, biyaha baddana waa ay ku jirtaa; milix.
- (kiim.) Iskudhis ka kooban xidishe asiidh iyo mid beys, ama iskudhiska samaysma marka biri la falgasho asiidh ee haydarojiinta si buuxda ama dhiman loo barabixiyo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

