dhogor

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. 1. Timaha xoolaha ugaarta, dugaagga iwm dushooda ka baxa. 2. Dh. ah: Tiro go'an oo xoolo nool ah.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

ah

Qaabnax: Fal Gudbe4 | Verb Transitive4

Macnaha:

  1. (yahay, tahay; ahaa, ahayd) Wax xalaad ku sugnaansho.
  2. ld aah.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur