diidmoQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld diidid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
diididQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg diid. ld diidis, diidmo.eeg diid².(daaw.) Suuxid muddo gaaban oo ay keentay dhiigga maskaxda taga oo yaraaday.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0