abadanQaabnax: Magac Lab Falkaab | Noun Masculine AdverbMacnaha:Eray lagu muujiyo diidmo adag. ld abad.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
abadQaabnax: Magac Lab Falkaab | Noun Masculine AdverbMacnaha:Markii magacuyaal lahaansho lagu lifaaqo wuxuu la micna yahay “weligii”. Tus. “A.kii ma imaan” oo la mid ah “weligiis ma imaan”. ld abadan, abid, abiid, ebed.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0