maskax

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-koxo, m.l)

Macnaha:

  1. 1. (c.nafl.) Dhuux weyn, cad lafta madaxa gudaheeda ku jirta oo xukunta garashada, hadalka, maqalka, aragga, dhadhanka, urta iyo dhaqdhaqaaqa nafleyda. 2. Garaad, caqli.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur