nafaqo
Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun
Isrogrogga: (-ooyin, ml.)
Macnaha:
- 1. Cunnada nafley cunto inta nuxurka leh; dux. 2. Cunto; masaruuf.
- (daaw.) Barashada cunnada iyo xiriirka ay la leedahay hawlaha dabiiciga ah ee jirka oo ku xiran qaadashada cunnada ee jirka: kormitaanka, tamar ameynta, dib u sameynta soohyada jirka iwm cilmiga nafaqada waa barashada cunnooyinka iyo cudurrada ka yimaada yaraantood.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

