Qur'aan

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld Quraan.

Quraan

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Kitaab Ilaahay Nabi Maxamed (S.C.W.) u waxyooday si uu ummaddiisa u gaarsiiyo. ld Qur'aan.