fiqi
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-iyo, m.dh)
Macnaha:
- 1. Axkaamta laga soo qaatay Qur'aanka iyo xadiiska Nabiga. 2. Qof ku xeel dheer diinta islaamka.
- Cid hoos ula hadlid. ld faqi.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

