arrad
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- 1. Xaaladda uu ku suganyahay qof dharkiisu duugoobay ama jeexjeexmay. 2. ld arradid.
- Qof, xaalad dharki uu xirnaa duugoobay ama jeexjeexmay ku sugnaan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

