tartan

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-ammo/-anno, m.dh)

Macnaha:

  1. 1. Baratan. 2. T.ka suugaanta; t.ka gabayada.
  2. (baay.) Isdhexgal ka dhex dhaca laba ama in ka badan oo noole, tiro dad ama jinsiyo, kuwaas oo wadaaga ilo degaameed. Marka ilaha wax laga helayaa yaraadaan. Tartanku waa quwad muhiim ah marka laga hadlayo tadawurka. Tus. “Dhirtu way dheeraadaan si ay ugu tartamaan ilayska qorraxda”.
  3. La t.: cid, cid kale la baratamid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

baratan

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld bedertan¹.
  2. ld bedertan².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

t

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. (ta') Xarafka sagaal iyo tobnaad ee alifka soomaalida, waana shibbane.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur