Qaabnax: u.j ld
Macnaha:
eeg aabbe. ld aabo.
Lamidka: aabbe
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur
Qaabnax: m.l
Isrogrogga: (-bayaal, m.l/m.dh)
Macnaha:
1. Nin ubad dhalay. 2. (u.j) Aabbow!; wiilkaygiyow! ld aabbo, aabe.
Lamidka: aabbo
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur