aaboQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Dareen naxariis, rabitaan iyo xurmayn leh oo qof qof kale u hayo. eeg aabbo, aabbe.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
aabboQaabnax: u.j ldMacnaha:eeg aabbe. ld aabo.Lamidka: aabbeSource: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
aabbeQaabnax: m.l Isrogrogga: (-bayaal, m.l/m.dh) Macnaha:1. Nin ubad dhalay. 2. (u.j) Aabbow!; wiilkaygiyow! ld aabbo, aabe.Lamidka: aabboSource: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0