aadamiQaabnax: Magac Lab Urur | Noun Masculine CollectiveMacnaha:1. Dadka Eebahay dunida guudkeeda ku abuuray oo dhan. 2. Aadami ahaan. ld aadane, aadmi.Lamidka: aadane, aadmi