aadamiQaabnax: Magac Lab Urur | Noun Masculine CollectiveMacnaha:1. Dadka Eebahay dunida guudkeeda ku abuuray oo dhan. 2. Aadami ahaan. ld aadane, aadmi.Lamidka: aadane, aadmiSource: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
aadaneQaabnax: m.l.ldMacnaha:eeg aadami.Lamidka: aadamiSource: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
aadmiQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:eeg aadami.Lamidka: aadamiSource: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0