husQaabnax: Erey Dareen | ExclamationMacnaha:Aammus!; shib dheh!; us.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
aammusQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Hadal la'aan. 2. Shib. 3. ld aammusid.1. Hadal joojin. 2. Wax sheegiddiisa ka gaabsasho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
usQaabnax: Erey Dareen | ExclamationMacnaha:Aamus!Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0