aasid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg aas². ld aas¹.

aas

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Xabaalidda meydka; ld aasid. 2. Marka aasku madoobaado: waqtiga qorraxdu dhacdo ee iftiinkeeda la waayo; himhiimow, cilcillow.
  2. Wax dhulka ku xabaalid (dad dhintay); duugid.