mari
Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun
Macnaha:
- Lax saddex jeer ama ka badan dhashay.
- 1. Xarig xooggan soohid. 2. Wadaan ceel biyo uga dhurid. 3. Dufan ama midab wax ku malaasid. 4. U m.: qof wax u akhriyid. 5. U m.: gabay cid u tirsin. 6. Cid rasaas ku layn. 7. Wax goob ku socodsiin.

